1,000 qoys oo danyar Ayaala gaadh siyay raashinka Noocyadiisa kala duwan
Deeqdan oo isugu jirta sonkor, bariis, daqiiq, caano, timir iyo saliid ayaa ka timid shirkada DP World, waxaana deeqdan loogu talo’galay in ay bulshadani isticmaalaan bisha barakaysan ee Ramadaan. Wasiir kuxigeenka Xafiiska Madaxweynaha DDS Mudane C/risaaq Sheekh C/raxmaan Sayid ayaa sheegay in deeqdani ay qayb ka tahay dadaalada xukuumadu waddo ee dhanka iscaawinta iyo garab […]
1,000 qoys oo danyar Ayaala gaadh siyay raashinka Noocyadiisa kala duwan Read More »


